Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmay magaalada Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa magaalada Nayroobi ka furay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo hay’adda IFC oo ka tirsan Baanka Aduunka.

Shirkan oo Agaasimaha ay ku wehelinayeen Madax ka tirsan Wasaaradda, ayaa hay’adda ka wada-hadleen siddii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashi ee labada dhinac, horumarinta Ganacsiga iyo fududeynta wax dhoofinta.

Shirka, waxa kale oo ay kaga wada-hadleen siddii kor looggu qaadi lahaa mashaariicda iyo shaqooyinka ay ka wada-shaqeen labada dhinac ee khuseeya Ganacsiga iyo Maal-gashiga maadaama oo wakhtigan ay dawladda Soomaaliya u dhow dahay in wakhtiyada soo socda laga cafiyo deynta.

PUNTLAND POST

The post Shir looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmay magaalada Nairobi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this