Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaafiic ku dhacday agagaarka Wasaarada Difaaca

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya madaafiic lagu weeraray nawaaxiga Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya.

Hoobiyeyaasha oo lagu sheegay laba xabo ayaa la tilmaamay in ay ku dhaceen agagaarka goob uu ku yaalo Ceel.

Ma cadda khasaaraha ka dhashay falkaas. Sidoo kale, waxaanan jirin koox illaa iyo haatan dusha saaratay mas’uuliyadda weerarkaan.

Tirro dhowr jeer ah ayay u horey u dhacday in weeraro noocaan ah lagu qaadey xarumo dowladeed oo ku yaala magaaladda caasimadda ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this