Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland Oo Ganafka Ku Dhuftay Heshiis Uu Saxeexay Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Maamul gobolleedka Puntland ayaa war-saxafadeed kasoo saaray mawqifkooda ku aadan sharciga Batroolka ee dhawaan uu ansixiyay Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Puntland waxa ay sheegtay in sharcigaan uu kasoo hor-jeedo Dastuurka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

pl2.jpg pl1.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this