Sign in to follow this  
Deeq A.

Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah ICC

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Khartoum)-Millateriga xukuma waddanka Suudaan ayaa go’aansaday in madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-Bashiir, loo dhiibo Garsoorayaasha maxkamadda Caalamiga ah ICC ee fadhigeedu yahay Heeg.

201102250833150349.jpg

Al-Bashiir, ayaa waajihaya dacwad la xidhiidha in uu geystay denbiyo Dagaal intii uu xukunka hayay gaar ahaana gobolka Daarfuur sannadkii 2003.

Sannadkii 1989 ayuu xukun millateri kula wareegay talada Suudaan.

Al-Bashiir, ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ciidamada millateriga Suudaan ay xukunka ka tuureen bishii Abril 2019.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this