Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoyska marxuum Gen. Liiq Liiqato oo dhul boob ka cabanaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Sii hayaha xilka safaaradda Soomaaliya ee wadanka Burundi, Mudane Cabdi Maxamed Yuusuf (Liiq Liiqato) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo la xiriira dhul uu sheegay inay leeyihiin, islamarkaana ay ku heystaan saraakiil ka tirsan waaxda ilaalada deegaanka Ggobolka Banaadir.

Liiq liiqato ayaa tilmaamay in dhulkaan oo ku yaallo degmada Cabdicasiis uu lahaa Aabahood Ganaraal Maxamed Yuusuf Axmed (Liiq liiqato) oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii milatariga ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Liiq-Liiqato.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this