Deeq A. Posted February 11, 2020 Waxaa sii kordhaya baaqyada nabadeed ee loo dirayo ciidamada dowladda ee dhowaan la geeyey gobolka Gedo iyo ciidanka Jubbaland ay ku sugan gobolkaasi. Nabadoon Idiris Xasan Nuur oo ka mid ah waxgaradka Beledxaawo ayaa ugu baaqay madaxda dowladda dhexe iyo kuwa Jubbaland in la qaboojiyo xiisada labada dhinac. Sidoo kale wuxuu dalbaday in laga wada shaqeeyo xasilinooda deegaanka iyo badbaadada dadka shacabka ah. Halkaan hoose ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Turki-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites