Sign in to follow this  
Deeq A.

Baaqyada nabadeed oo loo diray dowladda iyo Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa sii kordhaya baaqyada nabadeed ee loo dirayo ciidamada dowladda ee dhowaan la geeyey gobolka Gedo iyo ciidanka Jubbaland ay ku sugan gobolkaasi.

Nabadoon Idiris Xasan Nuur oo ka mid ah waxgaradka Beledxaawo ayaa ugu baaqay madaxda dowladda dhexe iyo kuwa  Jubbaland in la qaboojiyo xiisada labada dhinac.

Sidoo kale wuxuu dalbaday in laga wada shaqeeyo xasilinooda deegaanka iyo badbaadada dadka shacabka ah.

Halkaan hoose ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Turki-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this