Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoor-qoor oo la kulmay odayaasha dhaqanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Madaxweynaha Galmudug ayaa kulan wadatashi ah la qaatay Odayaasha dhaqanka deegaanada Galmudug iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-qoor] ayaa la sheegay in uu kala hadlay odayaasha tabashooyinka ka dhashay doorashadiisa.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda Galmudug ayaa lagu sheegay in odayaasha ay midnimo u muujiyeen Qoor-qoor.

“Waxa ay muujiyeen garab istaaga Maamulka cusub ee Galmudug si loo gaaro horumar iyo midnimo loo dhanyahay,” ayay tiri madaxtooyadda.

Image may contain: one or more people and people sittingImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: one or more people and people sitting

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this