Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u dhoofay dalka Germany

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Germany.

Garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, waxaa madaxweyne ku-xigeenka ku sii sagootiyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland, Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin kale.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu shaaciyay safarka madaxweynaha, balse lama sheegin ujeedada uu la xiriiro socdaalka madaxweyne ku xigeenka ee dalkaasi Germany.

7-6.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 5-8.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 3-11.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 6-7.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 2-14.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 1-21.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u dhoofay dalka Germany appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this