Deeq A. Posted February 10, 2020 Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa kulamo xal raadin ah ka wada magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgauud. Kulamada oo ah kuwa is daba joog ah ayaa waxaa madaxweynuhu uu la qaadanayaa waxgaradka deegaanka, aqoonyahannada iyo qeybaha kale ee bulshada. Intooda badan waxaa kulamadaani diirada lagu saarayaa sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafaadka ka jira deegaanada maamulka Galmuudug. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Qoor-Qoor.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites