Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo fariisin ka sameystay Mandera

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamo daacad u ah Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in ay fariisimo cusub ka sameysteen magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari, dalka Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in taasi ay walaac xoogan ku abuurtay shacabka ku dhaqan gudaha magaaladaasi.

Sidoo kale ciidamada dowladda ayaa dhankooda dhaq dhaqaaq ciidan iyo abaabul culus ka wada magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Xaaladda ayaa haatan si aad ah u kacsan, waxaana dadka deegaanku ay cabsi xoog leh ka muujinayaan in dagaal uu ka dhaco degmadaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this