Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Erna Solberg

Recommended Posts

Deeq A.   

Addis Ababa (SMN) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Norway marwo Erna Solberg.

“Waxaan uga mahadcelinayaa Norway kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadaneyso xoojinta hay’adaha dowladda iyo dib u habeynta dhaqaalaha dalka,” ayay Villa Soomaaliya ku tiri war qoraal ah.

Dowladda Norway ayaa dhowaan kaalmo ku kabtay qorshaha deyn cafinta Soomaaliya oo xukuumaddu shaacisay in uu marayo heer gabagabo ah isla markaana maxsuulka lagu dhawaaqayo.

Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this