Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo iyo Justin Trudeau oo wadahadalo yeeshay

Recommended Posts

Deeq A.   

Addis Ababa (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau.

Waxay ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal.

Canada waxay martigelisay Soomaali badan oo haatan kaalin mug leh ka qaata horumarka labada dal, waxaana uga mahadcelinaynaa fursadaha nololeed iyo waxbarasho ee ay la garab istaageen markii ay dalkaas tageen.

h.jpg kulan.jpg Madaxweynaha-1.jpg Madaxweyne-Farmaajo.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this