Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay qeyb lagu Kordhiyay Xabsiga Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay dhismeyaal Cusub oo lagu kordhiyay Xabsiga weyn ee magaalada Garoowe.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa daah-furay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Guryaha Qoysaska Ciidanka Asluubta, waxaana sidoo kale uu xariga ka jiray qaybta dumarka ee Xabsiga Garoowe.

Daah-furkan waxaa Madaxweyne ku xigeenka ku wehlinayay Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Gen, Cali Nuur Cumar, Wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Aamino Cismaan Xaaji ,Saraakiil iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

  • 9-3.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 8-5.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 7-5.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 6-6.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 5-7.jpg?fit=1000%2C562&ssl=1
  • 4-10.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 3-10.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 2-13.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1
  • 1-19.jpg?fit=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay qeyb lagu Kordhiyay Xabsiga Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this