Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Safar U Baxaya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa in uu galabta socdaal ugu baxo waddanka Ethiopia gaar ahaana Addis Ababa.

biixi.jpg

Weli ma cadda ujeedka socdaalka madaxweynuhu ku tegayo Ethiopia.

Addis Ababa oo madaxweyne Biixi, tegayo waxa ka socda shirka midowga Afrika oo ay ku sugan yihiin madaxda dawladaha Afrika oo uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Laba oga in labada madaxweyne kulmayaan iyo in kale.

Warka safarka madaxweynaha waxa Wariye Xasan Galaydh u xaqiijiyay saraakiil xukuumadda ka tirsan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this