Deeq A. Posted February 9, 2020 Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo xaaladda guud ee dalku ku sugan yahay, saddex sano kadib doorashadii madaxtinimo ee dalka ka dhacday 2017kii ee uu kusoo baxay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War-saxaafadeedka oo ka kooban laba bog ayaa ku sheegay in dalka uu wajahayo xaalado siyaasadeed oo cakiran iyo falal amni darro oo ay geysanayaan Kooxaha kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya. Cabdikariin Guuleed ayaa sidoo kale waxaa uu baaq u direy xukuumadda Soomaaliya, maamul goboleedyada, shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Calamka. Hoos ka Akhriso war-saxaafadeedka Guuleed Share this post Link to post Share on other sites