Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada dowladda oo xiray wadooyin ku yaalla Sh/Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa xiray wadooyin hor leh oo ku yaalla deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee koonfurta Soomaaliya.

Arrintaan ayaa saameyn ku yeelatay shacabka ku dhaqan degmooyin dhowr ah oo ka tirsan gobolkaasi.

Nabadoon Cumar Maxamed Cabdi oo ka mid ah dadka deegaanadaasi ayaa Shabelle u sheegay in meelaha la xiray ay ka mid tahay buundada Sabiib iyo Caanoole

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in tani ay hakad galisay qudaartii ka imaaneysay dhanka gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/shardi.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this