Deeq A. Posted February 8, 2020 Muqdisho (SMN) – Madaxweyne Farmaajo ayaa haatan Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa uga qeyb galaya Shirka 34-aad ee Caadiga ah ee Madaxda Dalalka iyo Dowladaha ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD. Kulan madaxeedka ayaa waxaa diiradda lagu saarayo sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Suudaan. View the full article Share this post Link to post Share on other sites