Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Aqalka sare oo ansixiyey sharciga doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Hindise- sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka heer Federaal.

Kulankii 35aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayada oo uu
Ajandaha Kulanka uu ahaa:

1)Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka heer Federaal.

Kulanka waxaa shir guddominaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayada oo ay ku-wehliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmad iyo Guddomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Aqalka Sare Senatar Moowlid Xuseen Guhaad.

Guddomiyaha Guddiga Ku-Meel Gaar Ka ah ee Ka- Baraandegista Hindise-Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hor akhriyay Golaha Aqalka Sare Warbixinta Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka heer Federaal.

Golaha Aqalka sare aya ansixiyey Hindise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka heer Federaal.

Waxaa Ogaaladay 27 Senatar, Waxaa diiday 6, Cidna kama amuusin.

Halkaan hoose ka daawo sawirada:

Aqalka Sare 84949719_2705477889572742_940529629448372224_o 85104512_2705474692906395_7563095825211981824_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this