Deeq A. Posted February 8, 2020 Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho oo ka hadlay dareenkooda ayaa ra’yi dhiibtay waxbadka dowladda federaalka oo maanta saddex sano jirsatay. Dadweynahaan oo la hadlay Shabelle ayaa inta badan qiray in dowladda uu hoggaamiye madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ay gaartay guulo la taaban karo, islamarkaana ay xoogga saartay dhinacyo kala duwan oo muhiim ah. Halkaan hoose ka dhageyso codadka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Voxpop.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites