Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo eedeyn u jeediyay DF

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta wariyeyaasha kula hadlay magaalada Boosaaso.

Deni ayaa ku eedeeyay Dowladda Soomaaliya in ay maamul goboleedyadda ka abuureyso xasiloonida daro kuna burburineyso dhaqaalo.

Xubnaha Puntland ku metela labada aqal ee baarlamaanka federaalka ayuu ugu yeeray shir 15-ka Maaj, 2020 ka dhacaya Garowe.

Kulankaas ayuu xusay in looga hadli doono xiriirka sii xumaanaya ee ka dhaxeeya maamulkiisa iyo xukuumadda federaalka.

Ugu dambeyntii, hogaamiyaha Puntland ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta, maamuladda iyo shacabka in laga wada shaqeeyo badbaadinta dalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this