Sign in to follow this  
Deeq A.

Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Dhallinyardii Reer Somaliland Ee Waxbaratay Laga Shaqaalaysiiyay Soomaaliya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in dhallinyaro badan oo Aqoonyahanno ka soo jeeda Somaliland laga shaqaalaysiiyay Muqdisho.

Faysal, ayaa sheegay in madaxda Soomaaliya yihiin rag dhallinyarada Aqoonyahannada ah qiimeeya halka uu sheegay in Somaliland hoggaan xumo ka jirto.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this