Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo ka hadashay dhibaatooyinka FGM-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Abiikar Nuur ayaa furtay shirka maalinta Caalamiga ah ee ka hortagga FGM-ka.

Wasiirka Wasaaradda Caafilaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur waxaa ay sheegtay In lagama maarmaan ay tahay in la xoojiyo ka hortagga gudniinka Fircooniga ah, kaasi oo dhibaato ku yeeshay gabdhaha Soomaaliyeed

Sidoo kale Wasiir Fowsiya waxaa ay tilmaamtay in kaliya looga baahneen dumarka in ay ka shaqeeyaan ka hortagga gudniinka balse ay ku dhiirigelineyso dhalinyarda ay ka qeyb qaataan joojinta gudninka.

Waxaana dhammaan Bulshada Soomaaliyeed kula dardaarantay in loo wada istaago gudninka dhibka ku haya Bulshada sida ay sheegtay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this