Deeq A. Posted February 5, 2020 Shirkaan ayaa waxaa lagu soo bandhigay calaamadaha lagu yaqaano cudurka iyo siyaabaha lagu kala qaado, iyada oo sidoo kale la isku weeydaarsanayo fikrado ku aadan sida looga hortagi karo. Wasaaradda caafimaadka oo kaashaneysa mida gaadiidka & duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale shalay garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho ka bilowdey baaris lagu sameynayo dadka ka soo degaya garoonka. Sidoo kale hoose ayaad ka arki kartaa sida loo kala qaado iyo astaamaha lagu yaqaan oo shirka lagu soo bandhigey. View the full article Share this post Link to post Share on other sites