Deeq A. Posted February 4, 2020 Dhuusamareeb (SMN) – Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo kulan gaar ah la yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga ee Dowlad-Goboleedka Galmudug. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey taliyayaasha sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadkooda, Intaa kadib Madaxweynuhu wuxuu aad ugu dheeraaday muhiimadda ay leedahay kawada shaqeynta Amniga iyo sugida Ammaanka degaanada Galmudug. View the full article Share this post Link to post Share on other sites