Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoor-qoor oo la kulmay taliyeyaasha ciidamadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo kulan gaar ah la yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey taliyayaasha sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadkooda, Intaa kadib Madaxweynuhu wuxuu aad ugu dheeraaday muhiimadda ay leedahay kawada shaqeynta Amniga iyo sugida Ammaanka degaanada Galmudug.

84933318_2937753099618796_2221244815046082560_o.jpg?_nc_cat=105&_nc_eui2=AeFzJg0zGtjwUsOC3HWIoniWdoy3hijXfueORaDBjRt2mwcFsMbKrGjbhJBPG4fH_FiaId8WfFyYtYkdiBYq2wZ2LU6uBTvaM1aun3ve1fkYvw&_nc_oc=AQmnGy3R5wtIFDGdD9h5eEereeyy1-FNQHqX4vdq__dtczivbh_CPtdat7jgEhbHkfc&_nc_ht=scontent-lht6-1.xx&_nc_tp=6&oh=7636654c787a23ee29bcb309bc69c69a&oe=5E905508Image may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this