Sign in to follow this  
Deeq A.

Dibadbax ballaaran oo ka dhacay degmada Guriceel

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dibadbax hoggaanka cusub ee Galmudug lagu qabtay dagmada Guriceel ee gobolkaasi.

Dibadbaxa oo ahaa mid ballaaran ayaa waxaa ka qeyb galay dadweyne fara badan, sida odoyaasha, haweenka, ardayda iyo maamulka degmadaasi.

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad Bashiir Cabdiraxmaan Shekeeye iyo guddoomiye ku xegeenka 2-aad, Faarax Cabdi Macalin ayaa munasabadda soo gabagabeeyay waxaana ay soo dhaweyeen madaxweynaha cusub Galmudug, Axamed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Cali Daahir Ciid oo lagu doortay Dhuusamareeb.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this