Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Hadlay Xubintii Komishanka Doorashooyinka Xisbiga UCID Oo Is-casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Mudane, Xirsi Xaaji Ali Xassan ayaa Hambalyeeyey xubinta xilka koomishanka doorashooyinka iska casishay ee xisbiga UCID. Hoggaamiyaha ayaa isaga arintaas ka hadlaya yidhi:

Xil kasta danta Qaranka ayaa ka weyn, waxaan hambalyaynayaa xubintii xisbiga Ucid u soo magacawday Gudiga Doorashooyinka Qaranka, Soo jeedintii iyo codsigii labada xisbi u jeediyeen iyo culaysyadii kala duwanaa ee loo jeediyay hadii ay horaantoodii ka soo jawaabeen waynu u hambalyaynaynaa inta hadhayna waxaynu ka sugaynaa war khayr leh iyo inay danta Qaranka u tanaasulaan si hore loogu sii socdo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this