Deeq A. Posted February 3, 2020 Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa sheegay in dhinacyada kala duwan ee maamulkaasi ee qaba tabashooyinka uu la geli doono wadahadal, si xal looga gaaro cabashooyinka haatan jira. Qoor-Qoor aya tilmaamay in cid weliba uu la fariisan, islamarkaana uu ka qancin doono tabashadeeda. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay isu tanaasul, si looga wada shaqeeyo danaha guud ee reer Galmudug. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Shardi.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites