Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo ka hadashay doorashadii ka dhacday Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay doorashadii madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay bogaadineyso doorashadaasi oo lagu doortay Axmed Qoor-Qoor iyo Cali Daahir Ciid.

Halkaan hosoe ka akhriso:

War-saxaafadeed-W-Arrimaha-Gudaha-1-1187x1536

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this