Deeq A. Posted February 2, 2020 Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay doorashadii madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay bogaadineyso doorashadaasi oo lagu doortay Axmed Qoor-Qoor iyo Cali Daahir Ciid. Halkaan hosoe ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites