Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Galmudug oo ka bilaabatay Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goor dhow si rasmi ah u bilaabatay doorashada madaxtinimo Galmudug oo ka dhaceysa xarunta Shiirkoole oo ku taalla magaalada Dhuusamareeb ee G/Galgaduud.

Doorashada oo isugu jira madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa waxaa ku loolamaya illaa 9 musharrax oo u taagan hoggaanka sare ee maamulka Galmudug.

Halkaan hoose ka aqriso magacyada:-

Musharraxiinta u taagan xil ka madaxweynaha

1: Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor)

2: Cabdiraxman Axmed Sabriye

3: Axmed Shire Maxamed (falagle)

4: Axmed Cabdullaahi Samater.

Sidoo kale musharaxiinta u taagan xil ka madaweyne ku xigeenka ayaa kala ah:-

1: Cali Daahir Ciid

2: Axmed Yuusuf Warsame (Taajir)

3: Saadaq Cabdullaahi Xaashi

4: Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey)

5:Cabdi Qani Sheekh Cali Diini.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this