Deeq A. Posted February 2, 2020 Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa goor dhow doortay madaxweynah cusub ee mamaulkaasi, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Madaxweynaha cusub ayaa waxaa loo doortay, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), kaas oo wareegii koowaad helay 66 cod, sida uu ku dhawaaqay guddoonka baarlamaanka. Sidoo kale saddexda musharrax ee kale ayaa kala helay Cabdullaahi Axmed Samater. 9 Cod Cabdiraxman Aadan Sabriye 1 Cod Axmed Shire Maxamed (falagle) 1 Cod View the full article Share this post Link to post Share on other sites