Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad xoogan oo ka taagan duleedka M/Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka xiisad dagaal ay ka taagan tahay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi.

Xiisada lagu soo warramayaa inay u dhexeyso laba maleeshiyo beeleed oo shalay ku dagaalamay halkaasi, kuwaas oo iska dilay illaa 9 qof.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Jubbaland oo ku baxday xiisadaasi ay xabsiga dhigtay illaa 12 qof oo lagu eedeeyey hurinta colaadaasi.

Dhinaca kale siyaasiga Maxamed Salaad oo ka soo jeeda deegaanada Jubbaland oo la hadlay Shabelel ayaa baaq u diray dhinacyada diriraya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Jaamac-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this