Deeq A. Posted February 1, 2020 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Darueelka Bulshada ayaa war-saxaafadeed ku tiri “wasaaradu cadaynaysaa inuusan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo kala dhexeeyo hay’adda Yardimeli”. Qoraalka ayaa raaciyey: “Wasaaraddu waxay xaqiijinaysaa in hay’adaas shaqada ay ka wado Isbitaalka Yardimeli iyo howlaha caafimaad ee kale ay yihiin howlo baal marsan sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan” Hoos ka degso war-saxaafadeedka oo dhamaystiran View the full article Share this post Link to post Share on other sites