Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo eedeyn culus u jeedisay Isbitaalka Yardimeli

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Darueelka Bulshada ayaa war-saxaafadeed ku tiri “wasaaradu cadaynaysaa inuusan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo kala dhexeeyo hay’adda Yardimeli”.

Qoraalka ayaa raaciyey: “Wasaaraddu waxay xaqiijinaysaa in hay’adaas shaqada ay ka wado Isbitaalka Yardimeli iyo howlaha caafimaad ee kale ay yihiin howlo baal marsan sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan”

Hoos ka degso war-saxaafadeedka oo dhamaystiran

No photo description available.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this