Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqalka sare oo doodaya sharciga doorashooyinka Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha Kulanka ee Maanta ayaa ah Sharciga doorashooyinka oo dhawaan ay meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Aqalka sare ayaa  dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga doorashooyinka Qaranka waxaana la filaayaa in ay meel mariyaan kadib markeey mariyaan akhrinta saddexaad.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this