Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo war ka soo saartay xanuunka CORONAVIRUS:

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar kasoo saartay xanuunka CORONAVIRUS.

“Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu waxay bulshada Soomaaliyeed la wadagaysaa dadaalada ku aadan cudur dillaaca xanuunka coronavirus oo laga xaqiijiya 18 dal oo dunida ku kala yaal,” ayay tiri.

Waxay raacisay: “Wasaaraddu waxay had-iyo-jeer ku guda-jirtaa gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan”.

No photo description available.Image may contain: text

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this