Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaalkacyo: Hay’adda MARQAATI oo qabatay Tababar ku saabsan Musuq maasuqa

Recommended Posts

Deeq A.   

Khamiis’nimadii maanta Tariikhduna kubeegnayd 30/01/2020 Hay’ada marqaati ayaa Siminar ku saabsan ladagaalanka musuqmaasuqa ku qabatay magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka mudug.

Tababarkaas waxaa aad  looga hadlayey sidii loo cirib tiri lahaa musuqa iyo  heerka uu ka joogo Somalia.

Tababarkaas oo ay kasoo qayb galeen 50 qof oo bulshada qaybeheeda kala duwan.Waxaa si qoto  dheer uga hadlay Aqoonyahanad Ayan Farhan Ali, Dr.Mohamed Yahye Iyo Shiek Abdikarin Elmi oo caddeeyay muwqifka diinta islamku kataagan tahay Musuq maasuqa.

Dhammantood waxay bogaadiyeen Shaqada culus oo ay Hay’ada marqaati qabanayso, waxayna soojeediyeen 

1. In lasameeyo Xeer Ciqaabeedka Musuqmaasuqa

2. In madax banaani buuxda lasiiyo Hay’adaha  Garsoorka iyo kuwa kushaqada leh ladagaalanka musuqa.

2019 Hay’ada marqaati waxay soo saartay Daraasad ku saabsan musuqmaasuqa taaso aad kadaalacan kartaan Website-ka Hay’ada ee ah Marqaati.org

  • IMG-20200130-WA0022.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0025.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0027.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0028.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0029.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0030.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0031.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0032.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0034.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0036.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0037.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG-20200130-WA0040.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Gaalkacyo: Hay’adda MARQAATI oo qabatay Tababar ku saabsan Musuq maasuqa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this