Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Ruushka Oo Indhaha Ku Haysa Saldhig Ciidan Oo Ay Ka Samaysto Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dawladda Ruushka ayaa indhaha ku haysa inay dekedda Berbera ka samaysato saldhig milatari.

Wargeyska caanka ah ee New York Times, ayaa cadadkiisii shalay wuxuu qoray warbixin uu ciwaan uga dhigay “Ruushka oo saamayn sii kordhaysa ku leh Afrika iyo Reer  Galbeed badan oo ka werwersan.”, waxaanu warbixintaas ku sheegay in dalka Ruusku uu xidhiidho badan la sameeyay Afrika, kuwaas oo uu kaga samaystay kalsooni.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this