Sign in to follow this  
Deeq A.

Video: Golaha Aqalka Sare oo ansixinaayo sharci muhiim u ah guud ahaan shacabka Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)- Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Somalia ayaa maanta guda galay sharci muhiim u ah muwaadin kasta oo Soomaaliyeed oo waxtar u leh caafimaadka iyo taya dhowrka Soomaaliyeed, maadaama dalkeena aysan jirin hay’ad kontoroosha waxa dalka soo gelaayo iyo waxa ka baxaayo.

Sharcigaan ayaa waxaa golaha ka hor akhriyay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Eng. C/llaahi Cali Xasan. Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliya, ayaa abuuraya hay’adda Dhowrista Tayada oo mas’uul ka noqon doonto ilaalinta tayada waxyaabaha dalka soo galaaya, kuwa laga dhoofinaayo iyo wixii lagu isticmaalyo dalka gudahiisaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this