Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Guddiga doorashada Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay muddo saddex cisho ah dib u dhigeen coddeynta madaxweynaha.

War qoraal ah oo kasoo baxay guddiga ayaa lagu shaaciyey in hakinta ay timid kadib codsi kaga yimid murashaxiinta iyo guddoonka Golaha Wakiilada.

Bayaanka ayaa intaas ku daray in doorashadda ay qabsoomi doonto maalinta Axadda ah ee todobaadka soo aadan.

Arrintaan ayaa kusoo aadeysa iyaddoo khilaafka hareeyay doorashadda Galmudug uu gaarey meeshii ugu sareeyay walina aan xal waara loo helin.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this