Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo dib u dhiseyso garoonka degmada Caabudwaaq

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duuliska hawada xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo ku sugan Caabudwaaq ayaa sheegay in dowladda ay deg deg dib u dhis ugu sameyneyso garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.

Oomaar ayaa tilmaamay in ka xukuumadu ay gacan ka geysan doonto dhismaha garoonkaasi iyo tababarka shaqaalaha ka shaqeyn doona.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka ku dhaqan degamadaasi inay ciidamada ammaanka kala shaqeeyaan nabadgelyada iyo horumarka intaba.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Oomaar.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this