Sign in to follow this  
Deeq A.

Cumar Filish oo baaq u diray shacabka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda ka dalbaday inay guryahooda soo dhigtaan Oksanjiinta si ay uga hortagaan khasaaraha ka dhasha dabka.

Cumar Filish ayaa sidoo kale tilmaamay inay muhiim tgahay in dhismayaasha laga dhisayo gudaha magaalada Muqdisho loo sameeyo qalabka casriga ah ee loogu talagalay in looga hortago inuu dabku sii faafo ama uu geysto khasaare xoogan.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Jaamac-1-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this