Deeq A. Posted January 28, 2020 Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda ka dalbaday inay guryahooda soo dhigtaan Oksanjiinta si ay uga hortagaan khasaaraha ka dhasha dabka. Cumar Filish ayaa sidoo kale tilmaamay inay muhiim tgahay in dhismayaasha laga dhisayo gudaha magaalada Muqdisho loo sameeyo qalabka casriga ah ee loogu talagalay in looga hortago inuu dabku sii faafo ama uu geysto khasaare xoogan. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Jaamac-1-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites