Deeq A. Posted January 27, 2020 Kusimaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Cayn. Diktreeto ka soo baxday Xafiiska ku simaha Madaxweynaha, ayaa Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Cayn lagu magacaabay G/Dhex Jaamac Saxardiid Barre, waxaana Dikreetada lagu sheegay in kadib markii la arkay Aqoonta iyo Waaya-aragnimadiisa Shaqo xilkaasi loo dhiibay. Sidoo kale, Dikreetada ayaa lagu sheegay in ku simaha Madaxweynaha ay xildhibaanno u soo jeediyeen, in uu xilksaasi G/Dhex Jaamac Saxardiid Barre. PUNTLAND POST The post Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye cusub appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites