Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Axmed Saleeban bidde Oo Ay Xaalad Caafimaad La Soo Daristay Iyo Guddoomiye Cirro Oo Booqday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro” oo ay wehelinayaan guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee xisbiga Mudane’ Saleeban Ducaale Xaaji Jaamac iyo Af-hayeenka guud ee xisbiga Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa saaka booqday Abwaan Axmed Saleeban bidde oo xaalad caafimaad muddooyinki u dambeeyey ugu jira Hoyga uu ka degan yahay Magaaladda Hargeysa. Madaxda xisbigu waxay Abwaanka Alle ugu baryeen inu caafimaad deg deg ah siiyo isaga iyo inta umadda muslimka ah ka bugtaba.

FB_IMG_1580139907886.jpg FB_IMG_1580139905442.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this