Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo, Abiy Axmed Iyo Isaias Afwerki Oo Kulan Ku Yeelanaya Asmara

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Asmara)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Asmara halkaas oo uu wadahadallo saddex-geesood ah kula yeelanayo Madaxweynaha Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali.

FB_IMG_1580116073305.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this