Sign in to follow this  
Deeq A.

Kobe Bryant Xiddigii Kubadda Kolayga Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Kobe Bryant oo ahaa xidig dhanka kubadda kolayga ah oo u dhashay waddanka Maraykanka ayaa geeriyooday.

Bryant ayaa ku dhintay shil diyaaradeed, kadib markii diyaarad nooca qummaatiga u kaca ah oo uu la socday ay soo dhacday kadibna burburtay.

20200127_102305.jpg

Wuxuu ahaa 41-jir, wuxuuna u ciyaari jiray xulka kubadda kolayga ee Maraykanka. Wuxuu ku guulaystay 5 ka mid ah biladaha kubadda kolayga.

Geeridiisa ayaa qabsatay baraha ay bulshadu ku wada xidhiidho, iyadoo dalka Talyaaniga si gaar ah looga xusayo geeridiisa, maadaama uu wakhti kusoo qaatay yaraantisii.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this