Deeq A. Posted January 26, 2020 Wararka naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli xiisad siyaasadeed oo ku aadan dhismaha Galmudug laga dareemayo magaaladaasi. Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dhinacyada isku haya doorashada maamulkaasi ayaa lagu soo warramayaa inuu gaaray meeshii ugu sarreysay. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya inuu istaagay qorshihii loogu jiray dhismaha maamul mid ah oo ay yeeshaan gobollada Galgaduud iyo Mudug. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Mutwakil-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites